Lyrics

Jawi saxa tolmoon Tusmasan kamilan Naftayday taxliil U tahee ku tolan Ku taabacan qalbiga Ana sama i tara Tiir i kaaba iyo Nuur bay ii tahoo Hadii aan yar tabo Sikinkoon tirshiyo Tilifoon ma dhigo Taxanahan jacayl Ee todoba todoba Tixraacisu yahay Ma tirmoo ma tago Ma tasoobo oo Taaj mahaal ayay Dawadiisu taal Taariikhdiisu taal Adna tiiriyaay Ta bilow bar bilow U ah tahan dhamaad Noloshaad tahee Xiisahaagu taam Igu tafiiranyoo Cishadii timaad Wuu sii tarmaa Sii tamar helaa Oo toban jibaar Sii talaabsadaa
Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out