Music Video

Nimco Happy - Isii Nafta (Love You More Than My Life) (AMAPIANO REMIX) Somali Song [Adikalie Remix]
Watch Nimco Happy - Isii Nafta (Love You More Than My Life) (AMAPIANO REMIX) Somali Song [Adikalie Remix] on YouTube

Featured In

Credits

KOMPOSITION UND LIEDTEXT
Steven Moijueh
Steven Moijueh
Songwriter:in

Lyrics

Isii Naftaan arkooday
Arko oo damacaa eryaaya
Uur-ba jaceel aan huraynee
Ha aadin dheh meel kaleeto
Isii Naftaan arkooday
Arko oo damacaa eryaaya
Uur-ba jaceel aan huraynee
Ha aadin dheh meel kaleeto
Jaceylka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beeray maanta
Ha aasine adigu muuji
Jaceylka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beeray maanta
Ha aasine adigu muuji
Ogsoonow inan kujeclahay
And I love you more than my life
An Aheebak ya habiibi
Nakupenda mimi sana
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonow inan kujeclahay
And I love you more than my life
An Aheebak ya habiibi
Nakupenda mimi sana
Waa u jeedada caashaqayga
Adkeey balamaha dhaxdeena
Markaan erayada jacaylka
Amaan tiriyoo ku heeso
Abaal mari xiisahayga
Adkeey balamaha dhaxdeena
Arkaan erayada jacaylka
Amaan tiriyoo ku heeso
Abaal mari xiisahayga
Hogaan arimadu ku raagtay
Indhahaan kaligaa ku fiirsha
Naftayda u ooman agtaada
La taag aqal yee ildhoobin
Hogaan arimadu ku raagtay
Indhahaan kaligaa ku fiirsha
Naftayda u ooman agtaada
La taag aqal yee ildhoobin
Ogsoonow inan kujeclahay
And I love you more than my life
An Aheebak ya habiibi
Nakupenda mimi sana
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonow inan kujeclahay
And I love you more than my life
An Aheebak ya habiibi
Nakupenda mimi sana
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonow inan kujeclahay
And I love you more than my life
An Aheebak ya habiibi
Nakupenda mimi sana
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonow inan kujeclahay
And I love you more than my life
An Aheebak ya habiibi
Nakupenda mimi sana
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonow inan kujeclahay
And I love you more than my life
An Aheebak ya habiibi
Nakupenda mimi sana
Waa u jeedada caashaqayga
Ogsoonow inan kujeclahay
And I love you more than my life
An Aheebak ya habiibi
Nakupenda mimi sana
Waa u jeedada caashaqayga
Written by: Steven Moijueh
instagramSharePathic_arrow_out