Lyrics

Cirkaa raxmad horaa Markuu caynadeedaa Cadaanka ka yaabay Cbaadhyaha qorta Cirkaa raxmad horaa Markuu caynadeeda Cadaanka ka yaabay Cabaadhyaha qortaa Carfiga ka baxaaya Dhirtaa ku cagaartoo Dhulkaa cosob yeesha Halkay cagta saato Jinkaa ka caraaba Carfigaa ka baxaaya Dhitaa ku cagaarto Dhulkaa cosob yeesha Halkay cagta saarto Jinkaa ka caraaba Calaashaan qurudeeda Hablahaa ka cabsooda Calaashaan quruxdeeda Xidigahaa ka cadhooda Calashan hodan gediged Hablahaa ka cabsooda Calaashaan quruxdeeda Xidigahaa ka cadhooda Codkeeda macaankaa Ayaa caafimaadaa Cajab qosolkeedaa Cibro lagu dheehay Codkeeda macaanka Ayaa caafimaadaa Cajab qosolkeedaa Cibro lagu dheehay Cilmiga quruxdeeda Casiis ku manaystay Carfiga udugeedaa Cadarka ka amaahda Cajabay arageeda Cilmiga quruxdeeda Casiis ku manaystay Carfiga udugeedaa Cadarka ka amaahda Cajabay arageeda Calaashaan qurusdeeda Hablahaa ka cabsooda Calaashaan quruxdeeda Xidigahaa ka cadhooda Calashan hodan gediged Hablahaa ka cabsooda Calaashaan quruxdeeda Xidigahaa ka cadhooda Calaashaan qurusdeeda Hablahaa ka cabsooda Calaashaan quruxdeeda Xidigahaa ka cadhooda Calaashaan qurusdeeda Hablahaa ka cabsooda Calaashaan quruxdeeda Xidigahaa ka cadhooda
Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out