Letras

[Verse 1]
Jawi saxa tolmoon
Tusmasan kamilan
Naftayday taxliil
U tahee ku tolan
Ku taabacan qalbiga
[Verse 2]
Jawi saxa tolmoon
Tusmasan kamilan
Naftayday taxliil
U tahee ku tolan
Ku taabacan qalbiga
[Verse 3]
Ana sama i tara tiir i kaaba iyo
Nuur bay ii tahoo
Hadii aan yar tabo, sikinkoon tirshiyo
Tilifoon ma dhigo
[Verse 4]
Ana sama i tara tiir i kaaba iyo
Nuur bay ii tahoo
Hadii aan yar tabo, sikinkoon tirshiyo
Tilifoon ma dhigo
[Chorus]
Taxanahan jacayl ee todoba todoba
Tixraacisu yahay ma tirmoo ma tago
Ma tasoobo oo, taaj mahaal ayay
Dawadiisu taal taariikhdiisu taal
[Chorus]
Taxanahan jacayl ee todoba todoba
Tixraacisu yahay ma tirmoo ma tago
Ma tasoobo oo, taaj mahaal ayay
Dawadiisu taal taariikhdiisu taal
[Verse 5]
Adna tiiriyaay ta bilow
Bar bilow u ah tahan dhamaad
Noloshaad tahee
Xiisahaagu taam igu tafiiranyoo
Cishadii timaad
Wuu sii tarmaa
Sii tamar helaa
Oo toban jibaar
Sii talaabsadaa
[Verse 6]
Adna tiiriyaay ta bilow
Bar bilow u ah tahan dhamaad
Noloshaad tahee
Xiisahaagu taam igu tafiiranyoo
Cishadii timaad
Wuu sii tarmaa
Sii tamar helaa
Oo toban jibaar
Sii talaabsadaa
[Chorus]
Taxanahan jacayl ee todoba todoba
Tixraacisu yahay ma tirmoo ma tago
Ma tasoobo oo, taaj mahaal ayay
Dawadiisu taal taariikhdiisu taal
[Chorus]
Taxanahan jacayl ee todoba todoba
Tixraacisu yahay ma tirmoo ma tago
Ma tasoobo oo, taaj mahaal ayay
Dawadiisu taal taariikhdiisu taal
Written by: Gulleed Mohammed Bulle
instagramSharePathic_arrow_out